|
Arbaco - 26 Sep 2007
Dhammaan ehelka iyo asxaabta ku
dhaqan wadamada UK, Norwey, Sweden, Canada,
Denmark, iyo Muqdisho waxay Tacsi
tiiraanyo leh u diraayaan dhammaan reer
Inj: Maxamuud Xassan
Baliile gaar ahaan Cantar Baliile oo
aabahiisa ku geeriyoodey magaalada Muqdishu
Waxaa Marxuumka
Ilahy looga baryaayaa in uu ka waraabiyo
Jannatul Fardowse, dhammaan eheledii iyo
Qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iiman ka
siiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin,
Dadka Tacsida Diraayo oo kala ah:-
Yusuf Xassan Arbac iyo Reerkiisa
Dhamaan Reer Arbac
Maryan Xassan Arbac
Aamino Xassan Arbac
Xaliimo Xassan Arbac
Seynab Xassan Arbac
Cabdulaahi Xassan Arbac
Ibraahim Xassan Arbac
Maano Xassan Arbac
Cabdi Cali Macaaney iyo Xaaskiisa Raxmo Bashiir
Dhamaan Reer Maxamuud Hillowle "Meel walboo ay
joogaan"
NB, Haji Suudi Abuukar iyo Xaskiisa iyo
Ilmahiisa,
Abukar Xasan Hadafow ,
Mahdi Maxamed Cali ,
Abdi tifow ,
Bile Xusseen liig,
Mocow Xusseen Liig
Abdi Maxamuud Cali,
Abdifataax Xasan yusuf ,
Haliimo Maxamuud Cadaan
Waxaa kaloo tacsi gaar ah diraayo dhamaan bahda
wargeyska Xamar iyo Xamardaye oo leh allaha u
Naxriisto Janadii Fardowsana allaha ka waraabsho
Marxuum Inj: Maxamuud
Xassan Baliile ehelkii iyo qaraabadii
uu ka tagayna samir iyo iimaan allah ka siiyo
Aamiin, Aamiin Aamiin
|