|
29/10/2008
- Mas'uulkaan ayaa la socday kolonyadii
shalay Miinada la hago lagula weeraray
Bartmaha Magaalada marka ee G/Sh/Hoose .
Qaraxahaas ayaa waxaa ku geeriyooday Nuriye
Cali Faarax oo ahaa Taliye xigeenkii Sh/Hoose
, waaxaana ku dhaawacmay Max'ed Cilmi oo ay
gaariga wada saarnaayeen.
Saaka abaara 8:00 subaxnimo ayu ku
geeriyooday Cisbitalka Amisom ee Muqdisho ,
waxaana meydkiisa la keenay Guriga C/Fataax
Shaweye oo ay ehelo yihiin. |