|
14/12/2008
-
Innaa
Lillaahi Wa'innaa Illeyhi Raajicuun
Waxaan
annaga oo isugu jirna qeybaha bulshada
Soomaaliyeed ee ay magacyadoodu hoos ku
qoran
yihiin halkan tacsi ugu direynaa dhammaan
ummadda Soomaaliyeed, Qoyskii, Ehelladii &
Qaraabadii uu
ka geeriyooday Allaha u naxariistee Caaqil
Max'ud Jimcaale "Koogaar" oo dhawaan ku
geeriyooday dalka Mareykanka.
Waxaa tacsida diraya;-
1. Prof. Cali Max'ed Geedi
2. Dr. Max'ed Cali Nuur
3. Dr. Xussein Sheikh Axmed "Kaddare"
4. Dr. Xussein Cali Axmed
5. Dr. Xussein Xaaji Max'ed "Bood"
6. Ing. Aweys Max'ud Hilowle
7. C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban"
8. Axmed Max'ed Gacal
9. Prof. Cumar Max'ed Xassan "Gaalaguul"
10. Dr. Muuse Cali Cumar
Waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu jannadii
fardowza ka waraabiyo ummadda Soomaaliyeed,
Qoyskii, Ehelladii & Qaraabadii uu ka
geeriyoodayna samir & iimaan ka siiyo.
Aamiin |