|
09/11/2008
- Wararka naga soo gaaraya Magaalada
Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in
Ra'isal Wasaare Nur Cadde uu ku soo laabtay
Nairobi kadib marki uu soo dhameystay safar
Caafimaad iyo Salaan ee uu ku tagay
Magaalada London ee Dalka ingiriiska.
Imaanshaha Nur Cadde ee Nairobi ayaa ku soo
aadaya xili la filayo in u dhisaa Xukuumad
tayo leh oo Wadaag ah .
Warar kale oo aan ka heleyno Nairobi ayaa ku
waramaya in Ra'isal wasaaraha uu u soo gudbi
doono Dhanka Muqdisho. |