Xamar & Xamardaye News

U DH N S

Dr Xussen Cali Axmed
 
BBC Somalia
 
  11:00-11:15
  14:00-15:00
  18:00-18:30
 

Radio VOA

Voice of America
 
 
 

Beesha Mataan Cabdulle ee Degta xamar iyo Xamardaye ayaa si kulul u diiday Nidaamka loo sameeyey G/Banadir ee 4.5.

 

09/11/2008 - Kadib kulan ay ku yeesheen Waxgarad , Aqoonyahan Culimo , iyo Dhalinyaro ka soo jeeda Beesha Mataan Cabdulle ayay si kulul u diideen Nidaamka ay DFS ku damacsantahay in ay Maamul ugu sameyso G/Banadir , Nidaamkaas oo ah waxqeybsiga 4.5

Kulanka Beesha Mataan Cabdulle oo ka dhacay Hotel Jamhuuriyo ayaa waxaa uu ahaa mid hordhac ah oo ay soo qaban qaabiyeen Dhalinyaro , waxaana loo balamay in kulan kale la isugu yeeraa Waxgaradka Beesha si looga hortagaa damaca dadka qaar ay qaban ee ah in la dhisaa Maamul wadaag ah.

Ka qeyb galayaasha Kulanka ayaa waxaa ay si gaar ah ugu eedeyen Arinta G/Banadir in uu walaaqo Ra'isal Wasaare Nur Cadde oo damacsan in uu ka dhigaa sidi meel lawada leeyahay .

Arintaan ama Kulankaan ayaa wajigiisa labaad waxaa uu biri ka dhici rabaa Hotel Global iyadoo loo balamiyey in ay yimaadaan dhamaan dadka wax galka ah ee ku abtirsada Beesha Mataan Cabdulle.

Waa kulankii ugu horeeyey oo nuucisa ah oo Beesha Mataan ay isugu timaadaa tan iyo markii la soo saaray Sharciga ah in la qeybiyaa maamulka G/Banadir.

 
 
Dr: Xussen Cali Axmed
 
Dalka Furniture

Dalka Furniture