Xamar & Xamardaye News

U DH N S

Dr Xussen Cali Axmed
 
BBC Somalia
 
  11:00-11:15
  14:00-15:00
  18:00-18:30
 

Radio VOA

Voice of America
 
 
 

Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku nool Mareykanka isku haybna ay yihiin Pr:Geedi ayaa sheegay inuu isu soo taagayo Jagada Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya.

 

06 Nov 2007 USA - Aqoonyahan oo lagu magacaabo Abdi Rahmaan Ali Osman ayaa sheegay inuu ku rajo weyn yahay qabashadaha Xilkaas uu baneeyay Ra'iisul Wasaarihii is casilay.

Dr. Abdi Rahmaan waa Ganacsade ku nool Gobolka Minnesota oo si weyn looga yaqaan Gobolkaas, waxa uuna heystaa shahaadaha Baglorka ee dhinaca Sayniska.

Isagoo ka mid ah kuwa u ololeeyay dhaq dhaqaaqa Nabada ayuu taageerayaal fara badan oo uu kula hadlayay Gobolka uu degan yahay ayaa waxa uu sheegay inuu ku laabanayo Dalka Soomaaliya si uu xilkaas uu u qabto

Waxa uu ka hadlay aragtidiisa joogitaanka Ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Ethiopia ay ku timid Rabitaanka Dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in ay dalka ay ku casuuntay.

Dr. Osman waa Nin ka soo jeeda Beelaha Hawiye, gaar ahaan Beesha Murusade isagoo la hadlayay taageerayaashiisa Gobolka Minnesoto ayaa yiri "Waan aaminsanahay inaan isu keeni karo shacabka Soomaaliyeed, anigoo kaashanaya waaya aragnimadeeda, cidka kasta oo mucaarad ahna wan la hadlayaa"ayuu yiri Dr. Abdi Rahmaan oo markii u horeysay daboolka ka qadaay inuu ka mid yahay musharaxiinta Dooneysa jagada Ra'iisul Wasaarenimada

 
 
Dr: Xussen Cali Axmed
 
Mr: Qanyare & Xaaji Muuse