Xamar & Xamardaye News

U DH N S

Dr Xussen Cali Axmed
 
BBC Somalia
 
  11:00-11:15
  14:00-15:00
  18:00-18:30
 

Radio VOA

Voice of America
 
 
 

Abwaan Cabdi Muxu'ed Amiin oo Nairobi ku geeriyooday laguna aasay.

 

Cabdi Mux'ud Amiin03/11/2008 - Xalay Saqdii dhexe ayuu ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya Abwaan Cabdi Muxu'med Amiin oo ka mid ahaa Abwaannada Somaliyed kowooda caanka ah.

Cabdi Mux'ud Amiin ayaa u geeriyooday xanuun hayay oo loo dhigay Isbitaal ku yaala Magaalada Nairobi, halkaasi oo uu xalay ku geeriyooday

Cabdi Mux'ed Amiin ayaa dhashay sanadkii 1935 , waxana uu ku dhashay magaalada Gebiley ee maamulka Somaliland

Abwaan Cabdi Mux;ud Amiin ayaa fanka Somaliyed soo galay sanadki 1953 , waxaana uu leeyahay Ruwaayado fara badan iyo heeso Wadani ah oo aan marna ka go'i doonin quluubba shacabka Somaliyed, waxaana uu ka tirsanaa Kooxddi Fanka Waabari.

Cabdi Amiin ayaa waxaa ka mid ahaa sidoo kale Abwaanada aan ka tagin Dalkooda hooyo xiliyadii dagaalka.

 
 
Dr: Xussen Cali Axmed
 
Dalka Furniture

Dalka Furniture