Xamar & Xamardaye News

U DH N S

Dr Xussen Cali Axmed
 
BBC Somalia
 
  11:00-11:15
  14:00-15:00
  18:00-18:30
 

Radio VOA

Voice of America
 
 
 

Weerar Xoogan oo Caawa lagu qaaday Xerada Maslax oo ay ku xareysanyihiin Ciidamo Ethopian ah

 

Muqdisho:01 Nov 2007 Muqdisho - Weerar xoogan ayaa caawa Xogagaga ka dagaalama Muqdisho ku qaadeen ciidamada Etthiopia ee ku jira xeradii Maslaxa ee duleedka suuqa xoolaha ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Weerarkaan ayaa la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan Sida Boobayaasha Culus iyo rasasta taangiga laga

Ilaa iyo hada Lama xaqiijin karaa qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaan oo yimid ka dib markii kooxaha ka soo horjeeda dowladda ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Ethiopia ee fariisinka ku leh Xeradii Maslaxa.

Weerarkan waxa u ku soo beegmaa xili daganaan ay Caasimada ka jirtay 48saac e aan so dhafnay.

 
 
Dr: Xussen Cali Axmed
 
Mr: Qanyare & Xaaji Muuse